Suban Nur Cooley waa arday ka tirsan Waaxda Qoraalka, Hiwaarka iyo Hidaha Ameerika ee Jaamacadda Dawladda ee Michigan, haddana waxay qoraysa risalada doktoorah (PhD). Ujeedooyinka cilmi baarista Suban waxay ku wajahan yihiin kobaca shakhsiyadda (identity), xaaladda haweenka qurbojoogta ah, sida ay farsamada digitalka ah u saamayso dadyowga barakacay iyo sawirka aduunweynuhu ka haysto sida ay beelaha kala duwan cadaalad ijtimaaci iyo isbeddel ugu gaaraan saldhigyaha digitalka ah. Waxaa kale oo ay xaqiiqsan ama dersi doontaa sida ay shakhsiyadda u saameeyaan xusuusta qofku, in uu qofku ku milmo mujtamac kale ama barakaco. Dugsiga Tacliinta Sare kahor, Suban waxa ay muddo 10 sano ka badan ugu diyaarisay hay’ado samafal ah qoraalo, isgaarsiino qoran iyo muxtawaha istaraatijiyadooda digitalka ah.
Suban Nur Cooley is a PhD student in the Department of Writing, Rhetoric, and American Cultures at Michigan State University. A proud member of the Somali diaspora, Suban's research interests are focused on identity formation, women in diasporic communities, how digital technologies have an impact on displaced populations, and the way transnational imagined communities utilize digital spaces for social justice and change. Furthermore, she wants to look closely at how identity is affected by memory, assimilation, and displacement. Prior to graduate school, she worked for more than 10 years in writing, communications, and digital content strategy for nonprofit organizations.